Magaalada Kismaayo oo laga daah Xarunta shirkada Som Daraay.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland oo ay wehlinayaan Maamulka Rugta Ganacsiga Jubbaland ayaa xariga ka jaray Xarunta shirkada Som Daraay oo ah Shirkad ka shaqayn doonta dhoofinta liin dhanaanta oo laga sameeyo waxbadan oo muhiim u leh bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya