Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Wasaaradda Beeraha Maamulka Jubbaland ayaa degmada buurdhuubo ka bixisay abuur loogu Tala galay dadkii ay waxyeelaysay fatahaadii ku dhufatay guud ahaan somalia taas oo saamaysay beeraleyda degmada buurdhuubo.
Abuurka ayaa ka kooban dhamaan aburkii Beeraha sida galayda digirta sisinta iyo Qudaarta Noocyadeeda kala duwan kaas oo ay Kaga maarmi doonaan dadka dadka Degmada Buurdhuubo abuurkii ay kasoo iibsan lahaayeen suuqyada Qudaarta Degmada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa