Gaadiidka ka shaqeeyo gudaha Magaalada Kismaayo oo loo kala qeybin doono A iyo B.

0
23

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gadiidka PL-ka iyo Taxi-ga ka shaqeeyo gudaha Magaalada Kismaayo ayaa waayadii dambe aad ugu soo batay, waxaana ay keentay arimo kala duwan oo ay kamid tahay Jaamka Wadooyinka iyo Suuq xumo ay sheegaan Gaadiidleydu.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa