Xildhibaanada Jubbaland oo soo dhaweeyay shirkii nabadaynta Beelihii ku dagaalamay Luuq.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khilaaf horay uga dhax dhacay Dad Waalala ah oo wada daga Degmada luuuq ee Gobalka Gedo kaas oo dhawaan la kala dhax dhigay nabadayn kaa soo uu garwadeenka ka ahaa waftiga kala dhax dhigay nabada madaxwayne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland ayaa waxaa laga soo saaray awaamiir ku salaysan nabadaynta ayaa waxaa soo dhaweeyay Xildhibaan Dr Shire Cabdi Maxamed oo kamid ah Xildhibaanada Jubbaland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya