Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo isku xilqaamay ka shaqeynta Nabadda.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinayaro isku xilqaantay in bulshada ay ku dhiiri galiyaan muhiimada nabada.

Dhalinayaradan ayaa inta badan tago goobaha waxbarshada iyo goobaha kale ay iskugu imadaan dadka ka dhaxmuuqdo bulshada si ay ugu dhiiri galiyaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa