Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Imtixaanaadka Wasaaradaha Waxbarashada hadaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimayaasha Imtixanaadka Wasaaradaha waxbarashada Maamul Goboledyada dalka ayaa maanta kormeeray xarunta uu ka socdo sixitaanka Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Agaasimayaasha ayaana mid mid u kormeeray Qeybaha kala duwan ee uu ka socdo sixida Imtixaaanka iyagoona warbixin ka dhagaystay Gudiga Imtixaanka gacanta ku haya.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa