Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Ganacsiga Oo ka dhacay Laascaanood.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan dhax marey Wasaarada Ganacsiga Maamulka Khaatumo iyo Ganacsatada Deegaanka ayaa Waxaa lagu soo Bandhigey qorshayaasha ay Wasaarada dejisey oo ay ka mid tahay Horumarinta Ganacsiga Deegaanka iyo bixinta Shatiyada Ganacsiga.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya