Dowladda Hoose ee Garoowe oo bilowday dayactirka waddooyinka burbursan.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Hoose ee Garoowe oo ka jawabeysa codsiga baabureyda ee ahaa dhismaha wadooyinka Caasimada Puntland ee burbuka xoogan ka muuqdo oo ay shgeen in ay sababi jireen shilalka gadiidka ayaa bilowday dayactirka waddooyinka burbursan.

Qaar ka mida gadiidleyda Garowe ayaa uga mahad celiyey shaqada ay bilowday dowlada hoose Garowe ee dayactirka wadooyinka muhiimka ah.

Dhanka kale masuuliyiin ka tirsan Dowlada Hoose ee Garowe ayaa dhankooda ka warbixiyey.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya