Beeraleyda Jowhar oo loogu Baaqay In ay Sare u Qaadaan Tacabka Dalagga Bariiska.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cusmaan Xasan Buule oo ka mid ah Dhalinyarada baratay kuliyada Beeraha ee ku nool Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay beerashada dalaga bariiska isagoona beeraleyda Magaalada Jowhar ka codsaday in ay kordhiyan tacabka baris baarowga maadama Jowhar ay caan ku tahay wax soo saarka gaar ahaan bariis baarowga.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa