Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duuleyso sare u qaadidda billicda Magaalada iyo Nadiifinta Waddooyinka Laamiga ah ee cusub iyo Biya mareenada ayaa kordhisay Shaqaalihii ka shaqeeyn jiray Nadaafadda Degmada Kismaayo, iyadoo ku dartay 100 qof oo shaqaale ah kuwaas oo si maalinle uga shaqayn doono Nadaafadda Waddooyinka iyo biya mareenada Magalada laga hirgiliyay.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa