Kismaayo oo laga daah-furay xarun caafimaad oo muhiimna u ah bulshada.

0
43
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa shalay Galinkii danbe waxaa laga dahfuray xarun caafimaad oo lagu magacaabo Juba Specialist Hospital kaas oo ka mid noqonaayo Xarumaha Caafimaad ee degmada Kismaayo ka howlgala.
Furitaanka Xaruntan Caafimaad ee Juba Specialist Hospital ayaa waxaa ka qeeb galay xubno ka socday Gollaha Wakiilada Jubbaland, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Jubbaland, masuuliyiin ka socotay xarumaha Caafimaad ee degmada iyo marti Sharaf Kale.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa