Jubbaland oo Deegaanka Buulo-Xaaji gaarsiisay gargaar loogu talagalay dadka danyarta ah.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Jubbaland oo kaa shaneyso Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran ayaa Deegaanka Buulo-Xaaji ee Gobolka Jubbada Hoose Gaarsiisay Gar gaar loogu tala galay dadka danyarta ah ee ku nool Deegaanka Buulo-Xaaji.

Gar gaarkan ayaa iskugu jiray Bur, Bariis, Sonkor iyo Saliid gar gaarkan ayaa dadka dagan Deegaanka Buulo-Xaaji ka dabooli doona baahiya badan oo ay qabeen.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya