Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenku Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Marwo Faadumo Cali Cabdikariin oo Safar Shaqo ku timid Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay Idaacadda Sanguuni waxa ay kaga Warbixisay Qorshayaasha Wasaaradda ee ku aadan Horumarinta Xirfadadaha Dhalinyarada iyo kor u qaadista Isboortiska Degmada.
Wasiirka ayaa sido kale Xustay in ay wadaan qorshayaal lagu qaban doono Tartamada Ciyaaraha ee Degmooyinka Jubbaland islamarkaana ay Dhoobley qeyb ka noqon doonto.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya