Maamulka Isbitaalka guud ee Gaakacyo oo Sheegay in ay Isbitaalka soo wajahday Daawo yari.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaakacyo ayaa sheegay in ay soo kordheen dhibaatooyin la-xiriira dhinaca adeegyadii caafimaadka ee uu Isbitaalku bixin jiray kuwaas oo bulshadu ku heli jireen lacag la’aan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gar gaarka Galmudug Maxamed Cabdulahi Cali oo ay wehelinayeen Iskuduwaha Caafimaadka Degmada Galkacayo Dr Cabdikarin Abshir Ciise iyo Agaasimaha Isbitaalka Dr Maxamed Cabdi Axmed ayaa ayaa ka hadlay sababaha keenay in la waayo adeegyada caafimaad ee ay bulshada ka heli jiraan Isbitaalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya