Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga Adduunka oo Maanta oo kale Dunida laga xuso.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Cagaarshowga Adduunka, 28 Luulyo, waa fursad lagu dardargelinayo dadaallada heer qaran iyoheer caalami ee ku saabsan cagaarshowga, dhiirigelinta ficillada iyo ka-qaybgalka shakhsiyaadka, la-hawlgalayaasha iyo dadweynaha iyo in la muujiyo baahida loo qabo jawaab-celin caalami ah oo weyn sida lagu qeexay warbixinta cagaarshowga caalamiga ah ee WHO ee 2017.

Taariikhda 28 Luulyo ayaa la doortay sababtoo ah waa dhalashadii saynisyahanka ku guuleystay abaalmarinta Nobel Prize Dr Baruch Blumberg, kaas oo helay fayraska cagaarshow B (HBV) oo sameeyay baaritaan ogaanshaha iyo tallaalka fayraska.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa