Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa Shir Gudoomiyay Kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Guddoomiyayaasha Degmooyinka Buurdhuubo iyo Baladxaawo ee Gobalka Gedo.
kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland iyo Guddoomiyayaasha Degmooyinka Buurdhuubo iyo Baladxaawo iyo Masuuliyiin kale oo muhiim ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya