Cudurka Gowracatada oo ka dilaacay Deegaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa sheegay in 21 kiisas oo cudurka Gowracatada laga diiwaangaliyay Deegaano katirsan Gobolka shabeellaha dhexe waxaana ilaa iyo hadda u geeriyooday 2 qof.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa