Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay inay dhir badan beeraan si looga hortago isbadalka cimilada.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa ah kuwa la daala dhacaya saamaynta ka dhalatay Isbadalka Cimilada sida abaaraha ,daadadka xili robaadka iyo fataahod sanado badan soo noq noqday.

Dadka oo aan fahan buuxa ka haysan Isbadalka Cimilada iyo samaaynta ka imaan karta ayaa bulshadadeena ka dhigtay kuwo u nugul Isbadlka ka dhasha Cimilada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya