Macaahida lagu barto diiniga ee Dhoobley oo qeyb ka qaadaneysa Horumarinta culuumta Shareecada.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Mudooyiinki dambe waxaa ku soo badanayay macaahidda diiniga lagu barto kuwaas oo  dirada lagu saaro tarbiyeenta carurta iyo barashada culuumta diiniga.

Hadaba sidee macahidda lagu barto culuumta ee ku yaala Degmada Dhoobley uga qeyb qaataan horumarinta waxbarashada gaar ahaan culuumta diiniga?

Qaar kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga macaahida diiniga ah ee ku yaala Degmada ayaa kawarbixiyay sida macahiddasi uga qeyb qaataan horumarinta culuumta diiniga.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya