Hargeysa oo laga qaban doono carwada wax soo saarka warshadaha.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda maal gashiga iyo Warshadaha Soomaaliland Cabdirisaq Iibrahin Maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin ka kala socday warshadleyda iyo sido kale rugta ganacsiga Soomaaliland ayaa waxaa uu si rasmi ah Wasiirka u shaaciyay in la qaban doono Carwada Warshadleyda iyo maal gashadayaasha Soomaliland oo dhici doonta 10ka bisha 8-aad waxaana faah-faahiyay Wasiirka goobta ay ka dhici doonto.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya