Mashruuc loogu horumarinayo xoolaha oo laga daah furay deegaanka Balanbaal ee Somaliland.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axamed Cabdi Muuse oo kaashanaayo Masuuliyiin ka socoday Hay’adda Beeraha Aduunka ee FOA ayaa si wada jir ah xariga ugu ka jaray Mashruuc Xoolo-Naaxin ah islamarkaana laga hirgeliyey Deegaanka Balanbaal ee Degmada Gar’adag.

Munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan maamulka gobalka sanaaga Dhalinyaro Haweenka odyaasha deegaanka iyo marti-sharaf kale.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa