Shirkad soo saari doonta Doomaha Kallumaysiga oo Kismaayo laga hirgaliyay.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Buluugga ah ee Jubbaland oo ay wahelinayaan Wasiiradda Wasaaradaha Ganacsiga iyo Gargaarka ayaa  Magaalada Kismaayo ka daah-furay Shirkada Sommarine oo ka shaqayn doonto soo saarista iyo dhismaha noocyada kaladuwan ee doomaha kalumaysiga,xamuulka iyo dalxiiska.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa