Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka qeyb galay dhismaha School Hoose’ Dhexe iyo Sare oo u gaar ah ubadka agoonta ah oo laga dhisey Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Iskuulkan oo ah mid ay dhismihiisa hir-gelisay hay’adda Qatar Charity ayaa noqonaya Iskuul muhiim u ah dadka haysta ubadka agoonta ah oo aan u awoodin dhaqaale ay kaga bixiyaan waxbarashada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya