Wasiirka Beeraha Galmudug oo dowlada soomaaliya ugu baaqay in la joojiyo dalagyada laga keenayo dibadda.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed nuur Xaaji ayaa Dowlada Soomaaliya ka codsaday in Dowladu dalka ka joojiso dalagyada dalka dibadiisa laga keenayo kaas oo uu sheegay Wasiirku in uu caqababad ku yahay wax soo saarka Beeraleyda Soomaaliyeed.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa