Maamulka Dhoobley oo Sheegay inay wadaan Qorshayaal lagu Horumarinayo Bilicada Degmada.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Maalmihii u danbeeyay olole nadaafadeed uu ka socday Degmada Dhoobley kaasi oo kor loogu qaadayay Bilicada Degmada ayaa Maamulka Magaalada Dhoobley waxaa u Sheegay inay wadaan Qorshayaal lagu Horumarinayo Bilicada Degmada islamarkaana ay ku howlan yihiin Howl Galinta Dad gaar ah oo u xil saaran Naafada Degmada si looga hortago waxyaabaha keeni kara Nadaafada darrada Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya