Xafiiska Ururka Qareenada Jubbaland oo maanta xarigga laga jaray.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland Maxamed Yussuf Cumar iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Cadaalada Jubbaland Bishaar Aaden Geedi oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Arimaha Bulshada Baarlamaanka Jubbaland xillibaan Shirre Cabdi Maxamed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Awqaafta iyo arimaha Diinta Jubbaland ayaa waxay maanta ka qeyb galeen munaasabad xariga looga jaraaye Xafiiska Ururka Qareenada Jubbaland.

Munaasabada xarig jarka ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Jubbaland Cali Cabdullahi Mubaarag waxaa uuna ka mahad celiyay cid kasta oo ka qeyb qaadatay hirgalinta xariga jarka Xafiiskan.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahineya