Shacabka Magaalada Muqdisho oo laga Wacyigeliyey dhibaatada Isticmaalka Bacaha

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafey wadey Olole Bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho loogu wacyi gelinaayey Joojinta Isticmaalka bacaha oo dhibaata ku ah Deegaanka iyadoona dadka loo qeybinaayey waxyaaba ay bacda kaga maarmaan.

Qaar kamid ah Madaxda ka socotey Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada islamarkana wadey Ololaha ayaa ka waramay ujeedka ololaahan Sidoo kalena waxay Shacabka ku booriyeen joojinta isticmaalka bacaha si loo ilaaliyo badqabka deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya