Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada XFS Mudane Xasan Macalin ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya dadaal xoogan ugu jirto horumarinta garsoorka dalka waxaana uu ugu baaqay Wasaaradaha cadaalada ee Dowlad Goboleedyada inay dhankooda xooga saraan dhismaha garsoor tayeysan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa