Kulan looga hadlayay arrimaha dhaqaalaha iyo qorshaha Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay arimaha dhaqaalaha dalka iyo qorshaha qaranka ee 2025-2029.

Kulan oo aay soo agaasintay wasaaradda qorsheynta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka socday 15 wasaaradood oo ka dhisan dalka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa