Beeralayda ku nool gobolka Hiiraan oo ka cabanaya cuduro ka baabi’inaya dalagyadii ay beerteen.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Cudaro aan la aqoon dhibaato weyn ku haya Dalagyada ay beertaan Beeralayda ku nool Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Abdiqaadir Aadan Maxamed oo kamid ah Beeraleyda ayaa sheegay in ay ka baa ba’een Dhamaan Dalagyadii Beerta Sida yaanyada, Basasha iyo Qudaarta kale, waxaana uu sheegay in uu isticmaalay daawooyin balsee aysan waxba ka badelin taas.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya