Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa dib u dayac tir ku sameeysay wadooyinka xaafadda Hodan ee magaalada Garoowe.
Wadooyinka oo marin muhiim u ah isku socdka gadiidka iyo dadweynaha xaafada hodan ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa hori usoo gaaray bubur xoogan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa