Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa la kulmay iskaashatooyinka beeraha ee ka dhisan koonfur Galbeed Soomaaliya iyagoo kala hadlay sida xilkasnimada leh ee had Iyo jeer uga go’antahay in kor u qaadaan wax soosaarka dalka.
Wasiirka ayaa ku bogaadiyeen socdaalkiisa shaqo ee uu kawado gobolada dalka ee la magac baxay Socdaalka xoojinta Tacbashada Beeraha iyo la Qabsiga isbedelka Cimilada (2024).
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa