Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somaaliya ayaa Xafiiska 8aad ku yeelatay Magaalada Laascaanood oo ah Xarunta Maamulka SSC Khaatumo kaa soo dhawaan lagu wado in Xariga laga jaro isagoona Bilaabay Bixinta Adeegga Passaporka Soomaaliya.
Bulshada ku dhaqan deeganadaas ayaa helitaanka Passaporka dhibaata badan u mari jireen.
Qaar kamid ah dadkii loo fidiyay helitaanka adeega paasaboorka ayaa ka mahad celiyay hirgalinta xafiiskan cusub.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya