Madaxweyne ku xigen jubaland oo baaq u diray belaha ku dagalamaya degmada Luuq.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlada Jubbaland iyo mas’uuliyiin ka tirsan DFS ayaa dhinacyadii ku dagaalamay degmada Luuq ugu baaqay xabad joojin shuruud la’aan ah, iyo in la badbaadiyo hantida shacabkii barakacay

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Mudane Axmed Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay qodobo hordhac ah oo guddigaan colaadii dhacday ka soo sareen.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa