Beelo ku dagaalamay Gobolka Mudug oo Ciidamo isku dhaf ah lakala dhax dhigay.

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuleystay in ciidamo isku dhaf ah ay kala dhex dhigaan beelo walaalo ah oo ku dagaallamay deegaannada galbeedka Gobolka Mudug

Waxaana lagu heshiisey in maleeshiya Beeleedka ku dagaalamey Deegaanka la kala deegaayo deegaanada Galdugowba iyo bandiiradley.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya