Dhismaha Ceel-biyood ay baahi u qabeen dadka Degmada Hobyo Oo la bilaabey.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degamda hobyo ee gobalka mudug ayaa bilaabay qodista gawaan iyo ceelbiyood ay baahi u qabeen dadka deegaanka.

Ceel boyodka ayaa waxaa ku deeqday gabadh muxsinad ah oo ka danqatay baahida biyo ee ka jirta deegaanka.

Qaar kamid ah waxgaradka deegaanka iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan ee deegaanka ayaa kamahad celiyay qodista ceel biyoodkan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya