Kulan lagu taageerayo wax badalka Dastuurka Jubbaland oo lagu qabtay Degmada Luuq ee gobolka Gedo

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan lagu taageerayo wax kabadalka qodobo kamid ah Dastuurka Dowlada Jubbaland ay kusameeyeen Golaha Wakiilada Jubbalnad ayaa lagu qabtay Degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka Degmada Luuq waxgaradka Degmada culumo’udiin dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya