Wasaaradda Waxbarashada Oo markale qaadaneysa Sedex Kun Macallimiin.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa Shacabka Soomaaliyeed u sheegay in Wasaaradda Waxbarashada ay markale qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin cusub ah si loo cirib tiro la dagaalinka Jahliga dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre xili oo warabahiinta la hadlay ayaa sheegay tirada macalimiinta la qaadan doono sanda dugusiyeedka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa