Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wararka ka soo baxaya Deegaanada iyo Degmooyinka hoos yimaada Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed ayaa sheegayaan in halkaas uu ka dilaacay Cudurka shuban biyoodka.
Daawo La,aan ayaa haatan Ka jirta Cisbitaalka Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa