Xaalad adag oo ka jirta Tuulada Buula-Xarboy ee Degmada Jalalaqsi.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaalad adag ayaa ka jirta Tuulada Buula-Xarbooy oo 10 KM u jirta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Shacabka ku nool tulaadaasi ayaa ahaa xoola dhaqato-beeraley balse waxaana xoolihii ay lahaayeen ka dhameeyay abaarihii ka dhacay dalka iyagoona islamarka beerihii ay beerten ay ka baabi’say fatahaadii dalka ku dhufatay.

Gudomiyaha tuulada buula xaarboy Axmed Ciise Xasan ayaa kawarramaya baahiyaha guud ee kajira tuuladaasi.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya