Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12-aad oo laga daah furay Degmada Dhoobley.

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo guud ahaan dalka laga daah-furay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12-aad ayaa degmada dhoobley waxaa imtixaanka u fariistay arday tiradooda gaareysa 50 arday.

Imtixaanka ayaa waxaa daah-furay gudoomiyaha Degmada Dhoobley Mudane Xasan Cabdi Xaashi isagoo Ardayda kula dardaarmay inay qishkaa iska ilaaliyaan ayna ku kalsoonaadaan naftooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya