Munaasabad lagu xusayey maalmaha xuriyadda oo lagu qabtay Muqdisho

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalmaha xuriyadda oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Waxaana xuska xoriuyada ka qayb galay Wasiro iyo Xildhibaano katirsan baarlamaanka Dalka, ku simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, Taliyaasha Ciidamada Qalbka sida, Guddoomiyaha ururka Haweenka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ee Gobalka Banaadir.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya