Ardayda Faslka 12-aad ee Jubbaland oo lagu baaqay in ay iska ilaaliyaan waxyaabaha qishka keeni kara

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhawaan ayaa waxaa ay ardeyda fasalka 8-aad ay u fadhiisteen Imtixaanada Qaranka waxaan la filayaa in uu mar dhow bilaawada imtixaanada Qaranka dugsiga Sare ee Dalka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa