Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa taageera Hey’adaha Qurba joogta dad Muxsiniin ah iyo Dowlada iayagoo inta badan la siiyo waxyaabaha ay noloshooda baahida u qabto.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa