Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyeynta KG ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa Awaamiir Ka Soo Saaray Goobaha Dhagaxa Laga Jibiyo Ee Ka Agdhaw Xeebah Danta Guud Ee Gobalka shabeelaha Hoose.
Iskuduwaha oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa kaga hadlay arimo badna oo ay ka mid yihiin goobaha laga qado dhagaxaanta ee u dhow xeebaha isgaoona gaadiidleyda iyo ganacsatada fariin u diray in aysan qodin meelahaasi oo dhibaatada badaan ay ku keentay dadka degaanka maadaama ay biyaha xaafadaha ay u soo galaan mar kasta.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya