Deeq xoolo ah looguna tala galay dad danyar ah oo lagu wareejiyay Maamulka Balcad

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Islamic Relief oo kamid ah Hay’adaha ka dhisan caalamka ayaa gaarsiiyay Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe, In ka badan 2,000 oo neef oo xoolo ah kuwaas oo loogu talagalay dadka danyarta ah ee markaasi kaso Barakacay Degaanada Hirshabeelle.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa