Aqoonyahano Soomaaliyeed oo soo kordhiyey adeeg caafimaad oo hab online ah looga faa’iideysto

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa dalka ku soo kordhiyey adeeg caafimaad oo hab online ah looga faa’iideysto adeega baano ayaa ah adeeg ku cusub bulshada Soomaaliyeed kaasi oo ay baahi wayn u qabeen bulshada.

Baano health care technology ayaa ah adeeg caafimaad oo aad kala soo dagayso taleefanka gacanta waxadna ka helaysaa la talin caafimaad oo maqal iyo muuqaalba ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa