Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland ayaa kulan la qaatay madax kasocotay Hay’adda GIZ.
kulanka ayaa looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa hey’adda GIZ iyo Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland.
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland mudane Faarax Muqtaar Daaud ayaa faah-faahin kabixiyay kulanka iyo waxa uu daarnaa.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya