In kabadan 300 oo qof oo indha fiiqis lacag la’aan ah loogu sameeyay Dhoobley

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa in kabadan 300 oo qof oo danyar ah loogu sameeyay adeeg indha fiiqis lacag la,aan ah.

Mashruucaan ayaa waxaa dadka danyar ah usameeyay isbitaalka Rafiiqi ee Degmada Dhoobley.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa kawarramaya