Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Burburkii Dowladii Dhaxe ee Soomaaliya ka dib waxaa gabi ahaanba Burburay Kaabayaashii dhaqaale ee wax soo saarka u ahaa Soomaaliya.
Warshadda Keyda Kudhaa oo la dhisay 1974 waxaa ay kamid tahay Warshadaha uu Dalku lahaa oo ilaa hada aan helin dibu dhis iyo Dayactir lagu sameyay.
Deegaanka kudhaa waa Deegaan xeebeed Qurux badan islamarkaana 90 Kilometre ka xigta Konfur Galbeed Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya